Afhayeenka isamada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday gobolada Sanaag iyo Galgaduud, wuxuuna ka hadlay sidoo kale go’aankii barlamaanka Puntland wasiirada kalsoonida ugala laabteen.
DHEGAYSO
COMMENTS