Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: 26ka Juun iyo Calantaaga Soomaaliya

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: 26ka Juun iyo Calantaaga Soomaaliya

Maanta waxa ay ku beegneed 26-ka Juun, 57 guuradii ka soo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Hadaba Maxay ka dhigantahay 26ka Juun?

Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hordhignay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo xilligaas xaadir ahaa.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu Garaadku u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com