Garaad Jaamac Garaad Cali: “Gunnimo Ninna kula Tartami Mayno … Go’aanka Cali Khaliifna ma aha Mid Matala Danaha Dadka Reer Khaatuma” (daawo)

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si adag uga horyimid go’aankii Cali Khaliif ee ku biirista maamulka Soomaaliland. Garaadka ayaa sheegay in uu la ladi waayey, la seexan waayey go’aanka khayaanada wata ee Cali Khaliif Gallaydh uu si bareero ah kula kacay dadka reer Khaatuma.

Hoos ka daawo

https://youtu.be/M6XzuLFinQY

Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Garaad Jaamac Garaad Cali: “Gunnimo Ninna kula Tartami Mayno … Go’aanka Cali Khaliifna ma aha Mid Matala Danaha Dadka Reer Khaatuma” (daawo)”

  1. sharmarke mullaax 0907726715

    anigu sidaa aan qabo garabka khaatumo ee cali khaliif hogaamiyaha u yahay ku biiri taankooda somaliland wax weyn so kordhin mayso sabto ah isimadii reer khaatumo ugu waa weyna aya ka hor yimid marka waa jug jug meshaada joog

  2. sharmarke mullaax

U Jawaab sharmarke mullaax 0907726715 Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com