GOLAHA HORUMARINTA IYO AMNIGA GOBOLKA MUDUG OO QALAB ISGAARSIINEED KU WAREEJIYAY TALISKA QAYBTA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG
Kusimaha Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland, Gashaanle Ayuub Siciid Cali Dheeg, oo ay weheliyaan saraakiil kale oo ka tirsan Qaybta Booliska Gobolka Mudug, ayaa u mahadceliyay Golaha Horumarinta iyo Amniga Gobolka Mudug, oo ah guddi isku xilqaamay taakuleynta iyo garab istaagga Booliska, amniga Gobolka Mudug iyo guud ahaan ciidamada Puntland.


COMMENTS