Golaha Wasiirada Federaalka oo soo Saaray Go’aano Amni (dhegayso)

Golaha Wasiirada Federaalka oo soo Saaray Go’aano Amni (dhegayso)

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ee uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Md.Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga iyo Xasilinta Dalka iyo Shirka London ka furmay shalay.

Golaha Wasiirada ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Shirka London.

go’aamadan: Golaha Wasiirada ayaa isku raacay in la sameeyo ciidanka howlgalka xasilinta Caasimadda, oo isugu jira booliis iyo nabadsugid.

Waiirka warfaahinta ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Eng. Cabdirahman Yarisow ayaa
Saxaafada u akhriyay Go aaamada Golaha Wasiirada

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com