Golden State Warriors waa Horyaalka NBA

Golden State Warriors waa Horyaalka NBA

Markii horeba shaki kuma jirin, laakiin hadana waa in ciyaarta la ciyaaro, ciyaar kabacdina Kevin Durant waa laacibka NBA-da, wuxuuna taajkii ka qaaday Boqor LeBron James iyo Cleveland Cavaliers oo xalay looga badiyey 129-120.

Haddii NB-da aan isbaddal ku imaan, Golden State Warriors oo isku keenay tiim adag waxaa si sahlan loo oran karaa, sannadaha soo socda cidina laan kama jabsan doonto agtooda.

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com