Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.
Mudane Maxamed Xaashi (Carabey), sheegay in marka ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug ka dib ay si toos ah u bilaaban doonaan Wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.
DHEGEYSO
COMMENTS