Goorma Ayey Dib U Bilaabanayaan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna (DHEGAYSO)

Goorma Ayey Dib U Bilaabanayaan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Mudane Maxamed Xaashi  (Carabey), sheegay in marka ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug ka dib ay si toos ah u bilaaban doonaan Wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com