Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta ka qaybgalay xaflad la xiriirtay furitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL ayaa ka hadlay muhiimadda arrintani u leedahay ardayda iyo tan guud ee bulsho ahaaneedba.

Isagoo ka hadlayey xaflad ay soo qaban-qaabisay wasaaradda waxbarashada Puntland oo ka dhacday dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garowe ayaa sidoo kale ka hadlay doorka ay ay da’yartu u leedahay guud ahaanba nolosha aadanaha!

COD+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com