Guddoomiyaha Bandar Bayla oo Beeniyey Eedayn Xildhibaan (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Bandar Bayla oo Beeniyey Eedayn Xildhibaan (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Bander Bayla, Saciid Adan Cali Anteno, ayaa wax-kama-jiraan ku tilmaamay eedeyn kulul oo uu u jeediyey mid ka mid ah xildhibaanad

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Gudoomiye ku xigeenkii Maamulka Iyo Maaliyadda Degmada Awdheegle oo Muqdisho lagu dilay
Saafaradda Maraykanka ee Somaaliya oo marti galisay Kulan Amniga looga hadlayeey (Sawiro)

Guddoomiyaha degmada Bander Bayla, Saciid Adan Cali Anteno, ayaa wax-kama-jiraan ku tilmaamay eedeyn kulul oo uu u jeediyey mid ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Bandar Bayla. Eeddaas ayaa ahayd in maamulka degmadu caadaystay ku takrifalka awoodda maamul.

Taas baddalkeeda, Siciid Anteeno wuxuu sheegay in maamulkiisu qabtay waxqabad ballaaran ayna dadka deegaanku markhaati ka yihiin.

Wuxuuna arrintaas iyo kuwo kalaba kaga hadlay wareysi uu caawa Radio Daljir siiyey wuxuuna u warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: