Hadalhaynta Saaka iyo Diyaarado Dagaal oo Garoowe Dulmaray, (Sawirro)

Hadalhaynta Saaka iyo Diyaarado Dagaal oo Garoowe Dulmaray, (Sawirro)

Cilcilowgii xalay waxaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland dul maray ugu yaraan saddex (3) diyaaradood oo nooca dagaalka ah, kuwaasi oo aan ilaa hadda la garanayn meesha ay ka yimaadeen iyo ujeedka ay leeyihiin.

Diyaaradahaani oo xawaare hoose ku socdey ayaa waxaa la rumaysan yahay inay kamid yihiin diyaaradaha dagaalka ee ciidanka PSF iyo kuwa badda ee Puntland, inkastoo dowladda Puntland aysan ka hadlin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com