HADHWANAAG: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 8aad)

HADHWANAAG: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 8aad)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday deegaanka Hadhwanaag, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanka si loo helo nabad waarta, korna loogu qaado adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay.

Hoos ka dhegayso Taxanaha 8aad ee barnaamijka WADAHADAL.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com