Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu hakad maanta kuyimid shirkii nabadaynta gobolka Mudug ee shalay Galkacyo uga furmay Puntland iyo maamulka Galmudug.
Shirka ayaa hadkan waxaa galiyey masuuliyiintii kasoo jeeda dhanka Galmudug iyagoo sheegay inay u baxayaan dhulkii dadka Birimo gaydada ah lagu dilay si ay u yareeyaan dhibaatooyinka ka dhacay miyiga gobolka Mudug isla markaana aysan u dhicin mid lamid ah tii xalay ka dhacday.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WEERARKA
Kaxandhaale: “Inta la Hubo 4 baa Saaka [Shalay Subax] Deegaanka lagu Dilay”
COMMENTS