Nabadoon Salaad Jaamac oo Ka Hadlay Colaadda Ka Soo Cusboonaatay Miyiga Mudug (dhegayso)

Nabadoon Salaad Jaamac oo Ka Hadlay Colaadda Ka Soo Cusboonaatay Miyiga Mudug (dhegayso)

Salaad Jamac Warsame oo ka mid ah nabdoonada degmada Saaxo oo Radio Daljir Warsisiyay ayaa ka hadalay colaad mudooyinkii danbe ka soo cusboonatay Deegaano katirsan Gobolk Mudug.

Nabdoon ayaa sidoo kale ka hadalay shirarka xalka loogu Raadinayo coladas oo ka socday malmihii lasoo dhafay Magalada Galkacyo EE xarunta Gobalka Mudug   Shafici Abdulkadir Warsame oo Ku sugan Daljir Galkacyo ayaa waraystay Nabdoonka.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • maryuuma 7 years ago

    nabadoono dadkaan adinka nabadonadodi ah ee meel reeka ku fura af la yaqana gaara
    wayo shacabku shirarka nabadonada iyo kan dowladaba way ku hungobaan

  • abti yariisoow 7 years ago

    acww …. calaacal iyo catow waxba kuu qaban maayso, ama raga kudilaya isu dhiib
    ama qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa ee markaaga eego,

    • Selma 7 years ago

      Ma khalad baa khalad lagu saxaa! Illhay maslaxad ha dhex dhigo Umadaan wada dhiig yacabka noqotey.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com