Halbowlihii Degmada Boocame oo Go’an iyo Baaq Puntland ku Socda (dhegayso)

Halbowlihii Degmada Boocame oo Go’an iyo Baaq Puntland ku Socda (dhegayso)

Gudoomiyaha degaanka Boocame oo gobalka Sool Xayle Xasan shire oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay baahiyo farabadan oo kajira degaanka iyo tulooyin hoos yimaada.

Wadada isku xirta howdka iyo nugaasha oo muhiim u ahayd Boocame ayuu sheegay inay go’antahay wadadas ,taas oo u sheegay inay tahay wado an laga marmayn,wuxuna ugu baaqay dowladda Puntland inay wadadatas wax ka qabato.

Gudoomiyaha ayaa sido kale dowladda Puntland,gaar ahaan madaxweynaha Puntland ka codsaday inuu gaaro Boocame oo ogaado xaalada dhabta ah ee kajirta halkaas,isago sheegay in adeegyadii dowliga ahaa aysan kajirin halkaas sidaa Saldhig ciidan .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com