Halista Bacda iyo Caagga iyo Hodnaanta Bulshada Soomaaliyeed

Halista Bacda iyo Caagga iyo Hodnaanta Bulshada Soomaaliyeed

Soomaaliya waa dal muddo rubac qarni ka badan burbursanaa, waxkasta oo asaasiyaadkii bulsho iyo imkaariyaadii dawladeed ahaana ay ka dhumeen.

Muddaasi dheer ee dawlad la’aanta lala tiicayey dalka Soomaaliya waxaa uu baylah u noqday haliso badan oo waxyeello ku ah noloshada dadka iyo duuniyada, sidoo kalena waxyeello ku ah deegaanka.

Dhibahaasi waxaa ka mid ah bacda iyo caagga oo istimaalkoodu haatan Soomaaliya uu ka noqday wax kamid ah daruuriyadka la adeegsado, kuwaasi oo halis caafimaad ku ah dadka, duunyada iyo deegaankaba.

Haddaba Radio Daljir oo ka duulaya khatarta caafimaad ee bacda iyo walxaha kale ee caagga ka samaysan, wuxuu idin diyaariyey warbixinno xiriir ah oo ka warramaya khatar ahaanta bacda iyo caagga, waana tan warbixintii koowaad, waxaana inoo soojeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com