Wariye Coldoon ayaa galabta saacado kahor xornimadiisa dib u helay.
Dawladda Somaliland ayaa hadda ka hadashay cafiska Madaxweynaha Siilaanyo u fididey wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon oo muddo ku xirnaa xabsi ku yaal Hargeysa. Coldoon ayaa u xirnaa fikirkiisa Soomaaliweyn, imaatinkiisii Xamar xilligii ololaha doorashada Madaxweyne Farmaajo.
Dhegayso warbixinta Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS