Xananbuuro: “Niman Baadidoon ah iyo Nimanka Mishinka Gaalkacyo ka Fuliya baa Is-helay” (dhegayso)

HomeWararka

Xananbuuro: “Niman Baadidoon ah iyo Nimanka Mishinka Gaalkacyo ka Fuliya baa Is-helay” (dhegayso)

Ugu yaraan 3 qof  ayaa ku dhintay iskahorimaad ku dhexmaray xooladhaqato deegaanka Xananbuuro ee gobolka Mudug. Gudoomiyaha deegaanka Ballinbusle M

Gobolada ay maamulaan Kooxda Al-shabaab oo maanta laga Ciiday
Burtinle oo lagu qabtay kulan loogu gurmanayo gobolka Gardafuu (daawo)
Shirkadda Korontada eeneeyo oo jawaab kabixiay eedayn uga timid Shirkadda Golis (dhegayso)

Ugu yaraan 3 qof  ayaa ku dhintay iskahorimaad ku dhexmaray xooladhaqato deegaanka Xananbuuro ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha deegaanka Ballinbusle Maxamed Cali Shire ayaa Radio Daljir u sheegay in iskahorimaadkaas uu dhexmaray “xooladhaqato baadidoon ah oo ka soojeeda Puntland iyo nimanka Galmudug ee mishinada Gaalkacyo ka fuliya.” Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in aysan jirin wax xoola ah oo lagu kala dhacay dhacdadaas.

Subeer Shiikh Cabdi ayuu u waramay.

Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Ali karaamo 7 years ago

    Ascww// ramadaan mubaarik. noole muslim ah baan ahay jecel in nabad iyo jacayl lagu wada noolaado, ma
    Fiicna in nacayb iyo hayb nacayb wax la isu yeelo,bal hadii ay dhacdo, hadana, dhacdo, si xad dhaafa. ay soo noq noqoto qofna cement kama samaysna waa noole kula mida… waxaan ku boorinayaa dulmanaha ka jawaab ficilka foosha xun ee gurigaaga lagu hayo qiimi kasta oo ay kugu qaadataba mahadsanidin

  • waxan aad uga xumahay in uu daato dhiig xaqdaro ah waxana u sheegayaa walaalayaal waad ogtihiin imtixaankii la soomaray oo dad iyo xooloba saamaysay ee alle kacabsada oo u toobadkeena dulmiga dhexdiina ahna iskadhaafa kuna xamdi naqa nicmada eebe idinsiiyey

DISQUS: