Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Arrimo Muhiim ah looga Hadlay

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Arrimo Muhiim ah looga Hadlay

Shirkii golaha xukuumadda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com