Haweenka degmada Buurtinle oo saaka u ambabaxey Calmiskaad ayagoo garab istaagaya ciidamada difaaca Puntland

Haweenka degmada Buurtinle oo saaka u ambabaxey Calmiskaad ayagoo garab istaagaya ciidamada difaaca Puntland

“Haweenka degmada Burtinle oo garab istaag weyn u muujinaya ciidanka difaaca Puntland ayaa saaka u ambabaxey Jiida horre ee Buularalayda Calmiskaad ee Gobolka Bari Haweenka reer Burtinle oo si iskooda isku xilqaamaya ayaa waxay ciidanka u sidaan Raashinka noocyadiisa kala duwan oodkac, hilib shiilan, timir, caano, dhar iyo caagadihi ay ciidanku biyaha ku qaadan lahayeen oo siwanaagsan loo farsameeyey.”

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com