Yaa u maqan da’yarta Soomaaliyeed?
***
Duruuf adag baan ku korey;
daryeel hooyana ma helin;
dadaal abaana ma arag;
tol iyo xidid ii damqada;
dadkana kuma lihi walaal;
waxaan u hoydaa darbiga;
baahida dacalkeyga taal ayaa dawarsiga i badey;
darxumo badan baan qabaa;
Dubkeyga waxaa ku shidan;
dabku waayuhuu i surey; …
***
Hoos kaga bogo
…………………….
FG: Haddii aad taqaan magacyada qaadaha tixda iyo qoreba, fadlan nala qaybso magacyadooda si aan xuquuqdooda u xusno.
Radio Daljir SOMALIA
COMMENTS