Hiigsi & Hayaan: Taxanihii 3aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (UEA) kaas oo huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta. Dhegaysi wacan!

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com