Hub iyo Rasaas Mug leh oo lagu Qabtay Dekedda Bossaso, Waraysi Taliye Ereg

HomeWararka

Hub iyo Rasaas Mug leh oo lagu Qabtay Dekedda Bossaso, Waraysi Taliye Ereg

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Jen. Cabduqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maanta uu tab

Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)
Al-shabaab iyo AMISOM oo ku dagaalamay Shabeelada hoose
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Jen. Cabduqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maanta uu tabar uga furmay ciidan cusub oo boolis ah Kulliyada Tababarka Ciidanka ee Carmo.

Taliyaha ayaan waxaan wax ka wadiinay howlgalkii ciidanka ay ku fashiliyeen qaraxyadii la rabay in Bossaso laga fuliyo iyo hub iyo rasaas mugleh iyo raggii watay oo dhamman lagu qabtay Dekedda Bossaso.

Taliya oo ku suganaa degmada Qardho waxaa qadka telfoonka ku waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: