Iran oo dil kufulisay saakay Jaajuus irani ah oo sirdoonka YHD udusiyay xogaha xarumaha gantaallada iran.

Iran oo dil kufulisay saakay Jaajuus irani ah oo sirdoonka YHD udusiyay xogaha xarumaha gantaallada iran.

Hay’adda Garsoorka Iran ayaa sheegtay in saakay xukun dil ah lagu fuliyay jaajuus irani ah oo ushaqeynayay sirdoonka Yhdu.

Jaajuuska oo dhowaan la qabtay ayaa Yhdu udusiyay Siraha xarmaha gantaallada dowladda Iran ee isfahan.

“Waxaa la fuliyay xukun dil ah oo lagu riday muwaadin u dhashay Iran, kaas oo hay’adda Mossad siiyay xog ku saabsan goobaha gantaallada ee magaalada Isfahan.” Ayaa lagu yidhi bayaan ay soo saartay Hay’adda Garsoorka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com