WACAAL DAREY AH | Iran oo ku goodisay in ay “si aan xad lahayn” u duqeyn doonto Israal haddii ay sii waddo beegsiga shacabka Lubnaan ama Gaza
Israal ayaa xas^uuq daran ka wadda Lubnaan, walina si joogto ah u duqeysa Qasa. Iran waa waddanka kaliya ee illaa iyo hadda wax ficil ah ka muujiyey badbaadinta shacabka Lubnaan iyo Qasa.
Dawladda Lubnaan ee shacabkeeda la xas^uuqayo, caasimadeedana si joogto ah loo duqeynayo ayaa saaka toos ula safatay Israal, dalkana ka cayrisay safiir kuxigeenka Iran. Dawladda Lubnaan waxaa kale oo ay ciidamada amartay in ay banneeyaan furimaha dagaalka Israal.
Xisbiga Alle ayaa hadda ku kaliyeystay difaaca Lubnaan.
> Daljir Media


COMMENTS