Guddoomiyaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran oo ah madaxa uqaabilsan wada-xaajoodyada, Maxamed Bagher Ghalibaf oo ugoodinaya Carabta shidaalka ka iibisa mareykanka iyo reer Galbeedka ayaa kuhanjabay in shidaalkii iran ay ku iibin waysay bariga dhexe anay jirin cid kale oo iibin doonta shidaalkeeda.
“Waa inay ogaadaan mareykanka iyo dalalka kaleba in gobol aysan shidaal ku iibin karin Iiraan, usan dal kale shidaal ku iibin doonin, haddii aan la dhowrin amnigeenna, cidina kaabayaasha dhaqaalaheeda ma nabad geli doonaan.” ayuu yidhi Gudoomiyaha Baarlamaanka iran.
Tani ayaa kadhigan dagaalkii iyo cunaqabatayntii iran lasaaray inay saameysay bariga dhexe oo dhan taas haddii sida ay iran udhigtay hadalka dhabowda dhibaata uhorseedeysa dunida.
Mohamed Koronto


COMMENTS