Bayaanka ayaa lagu yidhi “Ka jawaabidda weerarradii Mareykanka ee shacabkeenna lagu beegsaday, waxaynu ku bartilmaameedsannay xarumaha cadowgeenna ee ay Al-Dhafra ugu weyntahay, kuwaas oo denbiilayaasha Mareykanku u adeegsadaan fulinta howlgalladooda gobolka, qorshayaasha sahan iyo kaalmo ee dhaq-dhaqaaqyadooda kuwaas oo ay usameysteen si ay udhibaateeyan dadkeenna”
Saldhigyadan ay burburisay iran ayaa lagu magacaabaa Al-Dhafra iyo Al-Minhad kuna yaala imaaradka Carabta.
Daljir Media | Mohamed Koronto


COMMENTS