Iran oo waxbarasho lacag la’aan ah u ballanqaaday gabdhihii reer Azerbaijan ee xijaabka darti waxbarashada looga reebay

Azerbaijan oo saaxiib dhow la ah Israa’iil, shidaalkana Yhda u soo marisa Turkida, ayaa dhawaan soo saartay sharci saameyn daran ku yeeshay gabdhaha Muslimka ah ee Azerbaijan, sharcigaas oo qoraya in gabadhii xirata xijaab aysan dalka wax waxbarasho ah ka heli doonin.

Azerbaijan ayaa dagaalkii Ruushka iyo Persia kahor ka tirsanaan jirtay Boqortooyadii Persia (Faarisiyiinta), badina sida reer Iran waa qowmiyadda Azeriga. Sidaas darteed, sida ay qorayaan warbaahinta Iran, Iran ayaa dhammaan gabdhihii laga mamnuucay waxbarashada Azerbaijan xijaabka darti u ballanqaaday waxbarasho bilaash ah.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com