IRC oo Degmada Burtinle Gaartay (Dhegayso)

IRC oo Degmada Burtinle Gaartay (Dhegayso)

Waxaa maanta soo gaaray degmada Burtinle wafti ka socday Hay’adda IRC. Waftigaan ayaa u kuurgalaya xaalada abaarta isla markaasna kormeeraya xarunta MCH Kalkaal ee hay’addu taageerto, gaar ahaan qaybta quudinta iyo nafaqaynta dadka tabaalaysan.
Hay’addu waxaa kale oo ay Degmada Burtinle ka waddaa biyodhaamin, sida uu noo sheegay Duqa degmadu, ayada oo hadda kahor degmada ka fulisay masruucii HUGGAAN & NABAD oo muddo 4 sano ah ka socday Burtinle.

Cabdi Axmed Diiriye (Farateeb)
Radio Daljir
Burtinle​

  • Codka Guddoomiyaha Degmada – 1aad
  • Codka Guddoomiyaha Degmada – 2aad
  • Masawiro – Bogga 1aad, 2aad iyo 3aad ARAG

IRC Burtinle Meeting

Bogga 2aad ee xiga arag

PAGES

1 2 3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com