Isbadalka Maamulka Hiiraan iyo Filashada Waxgaradka Gobolka (dhegayso)

Jamaal Xaaji Waxaa uu ka midyahay waxgaradka gobolka Hiiraan, waxaan ka waraysanay dareenkiisa ku aadan isbadalka lagu sameeyay maamulka gobolka Hiiraan, caqabadaha horyaal maamulka cusub ee ay tahay in uu wax ka qabto, iyo waxa uu kaga duwanaan doono maamulkii hore ee gobolka.

“Qof walba mar ayuu qabtaa xilka, waana meerto xilku. Waxaana u mahadcelinayaa kan cusub, waxqabadna ka rajaynaynaa haddii aan nahay bulshada reer Hiraan,” sidaas waxaa yiri Jamaal.

Hoos ka dhegayso waraysiga Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad, Daljir Muqdisho.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com