Isimada Jariban vs Deni: “Madaxweyne, Jariban dadkeedu ma ahan Burcadbadeed, deganadedana ma joogto”

Isimada Jariban vs Deni: “Madaxweyne, Jariban dadkeedu ma ahan Burcadbadeed, deganadedana ma joogto”

“Madaxweyne, Jarriiban dadkeedu ma ahan Burcad-badeed, deegaannadeedna ma joogto,” Qaar ka mid ah nabaddoonnada iyo odayaasha degmada Jarriiban ayaa ka falceliyey hadal uu sheegay maalmo ka hor madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, daarranaana degmo Jarriiban iyo deegaannadeeda.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com