Iska Horimaad Dad Xoolo Dhaqato ah ku Dhexmaray Miyiga Ballibusle (dhegayso)

Iska Horimaad Dad Xoolo Dhaqato ah ku Dhexmaray Miyiga Ballibusle (dhegayso)

Gudoomiyaha Degaanka Balli-busle maxamed cali shire oo waraysi siyaya radio Daljir ayaa sheegay in is hor imaad u dhexeeya dad xoolo dhaqato ah uu saaka ka dhacay meel 45 kilometer ujirta degaanka Balli-busle.

Gudoomiyaha ayaa shegay in is hor imaadkaan uu salka ku hayay geelal lakala dhacay isagona sheegay in 2 qof ay ku dhawacmeen inta ay ka warhayaan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • imminka unbaa abaar xun laga baxay eh ilaahay ummadda colaadda ha ka qaboojiyo aammiin

  • nawaal muhiyadiin mohamed jogta galkacyo tell 7365296 7 years ago

    asc daljir horta aad baa idin kugu mahadcelinya mrkasta xogta aad zoo gud binysaan oo xaqiqa ku dhisan dadka xoolo dhaqatada wxn izka dhaafa dhibtada iyo dagaalka wqtigi waxala garey xbadda la dhigi lahaa oo gacmaha izqabsan lahyee hdaa dadkaa wllaha ma jiraan wx ayizku hystaan eee shydaan baa intaa ka dhex shaqeynaya illahy wxn uga baryaya in uu klaa qabojiyo isgaa qadiree

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com