Ismiidaamiyihii Manchester oo Magaciisa la Shaaciyey

HomeWararka

Ismiidaamiyihii Manchester oo Magaciisa la Shaaciyey

Manchester - War hadda ka soo baxay booliska Manchester ayaa lagu sheegay in ismiidaamiyihii isku qarxiyey konsartiga madadaalada carruurta ee Manches

Wacaal daray ah: Camey oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay Farriina u diray Shacabka Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la dardamay ciidan tababar loo furay

Manchester – War hadda ka soo baxay booliska Manchester ayaa lagu sheegay in ismiidaamiyihii isku qarxiyey konsartiga madadaalada carruurta ee Manchester magaciisu yahay Salmaan Cabiidi.

Boolisku waxay yiraahden, “waa hubnaa in uu asaga yahay ninkii carruurta xalay xasuuqay.”

Warka waxaa laga helay laamaha ammaanka ee dalka Maraykanka oo yiri waa lala socday ninkaas, laakiin lama hubo dadka uu la noolaa iyo guriga bulukeetiga gaduudan ee kaligi dhiska ah.

Waa weerarkii ugu xumaa ee Ingiriiska soo maraya illaa iyo kii Luulyo 2005 ee lala beegsaday bartamaha London, laguna dilay 52 qof.

Radio Daljir kala soco wararka danbe ee qaraxa Manchester iyo kan Bossaso.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: