Jaamacadaha Bariga Africa oo Heshiis La Saxiixatay Jaamacadda Kampala (DHEGAYSO)

Jaamacadaha Bariga Africa oo Heshiis La Saxiixatay Jaamacadda Kampala (DHEGAYSO)

Jaamacada Bariga Afrika oo ka mid ah Jaamacadaha ugu Balaaran wadanka Soomaaliya ayaa Maanta Waxa ay heshiis waxbarasho ay la saxiixatay Jaamacada Kampala university ee laga leeyahay wadanka Uganda.

Gudoomiyaha Jaamadaca Bariga Afrika  Adan Sheeq deen ayaa Heshiiskaasi ay jaamacada lagaleen Waxaa kawaraystay Wariye xasan Heykal Qadka telfoonka ayuu kula xiriiray isagoo kusugan Cumaan .

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com