Jan. Maxamed Faarax Caydiid: “Waxaan Rabnaa Ajnabigu in uusan na Faragelin oo noo kala Eexan (1993)”

Jan. Maxamed Faarax Caydiid: “Waxaan Rabnaa Ajnabigu in uusan na Faragelin oo noo kala Eexan (1993)”

Dib-u-milicso Xamar iyo 1993 iyo fikradihii Janaraal Maxamed Faarax Caydiid.

Janaraal Caydiid muxuu ka aaminsanaa Cali Mahdi? Muxuu se ahaa fikirkiisii burcadda Xamar oo ka yiri? Waanwaantii Qaramada Midoobay iyo tuhunkiisu muxuu ahaa? Muxuu ka aaminsanaa huwantii Maraykanka?

Kaga bogo waraysiga hoose

 

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0