Jarmalka oo 70 Million oo Euro Ugu Deeqay Soomaaliya (DHEGAYSO)

HomeWararka

Jarmalka oo 70 Million oo Euro Ugu Deeqay Soomaaliya (DHEGAYSO)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula  kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta soo gaaray dalka, Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr SignarGabriel ,ayaa sheegay in dowladda Jarmalka ugu deeqday Soomaaliya lacag dhan 70-milyan oo Yuuro. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59071cf40a01001bd5b5f64e/70M.mp3

Wacal daray ah: Qarax gordhow ka dhacay Muqdisho
Sheekh Cabdi Xayi iyo Darsigii Koowaad ee Ramadaan (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 15-AUGUST-2022

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula  kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta soo gaaray dalka,

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr SignarGabriel ,ayaa sheegay in dowladda Jarmalka ugu deeqday Soomaaliya lacag dhan 70-milyan oo Yuuro.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: