Jubaland oo Dhaqdhaqaaq Ciidan ka Waada Jubada Hoose (dhegayso)

HomeWararka

Jubaland oo Dhaqdhaqaaq Ciidan ka Waada Jubada Hoose (dhegayso)

Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan waxa ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobolka Jubada hoose halkaas oo deegaanka ka tirsan gobolkaas

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo la hadlay shacabka Koonfur Galbeed
Dal-iftiinshe: Mashruuca Qurxinta iyo Dhiraynta Degmada Carmo
Hay’adda Socdaalka oo xaafiis ka furatay degmadda Baar-dheere

Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan waxa ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobolka Jubada hoose halkaas oo deegaanka ka tirsan gobolkaas ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha gobolka Jubada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo warbaahinta la hadlyay ayaa sheegay in “Jubaland ay haatan diyaar u tahay in ay iska dulqaado cadawga shacabka Soomaaliyeed.”

Gooni waxa uu sheegay in haatan la diyaariyay qorshihii lagu howgeli lahaa si dadka ku nool Gobolada Jubooyinka ay noqdaan dad xor ah oo wax qabsada.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: