Jubbaland oo Maanta Bilowday Howlgallo Kadhan ah Ururka Alshabaab (dhegayso)

Jubbaland oo Maanta Bilowday Howlgallo Kadhan ah Ururka Alshabaab (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay xalay Weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwo maamulka Jubbaland, weerarka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Jubbaland oo waday howlgallo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay kusoo qaadeen Weerar gaadmo ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com