Madaxweynaha Somaaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta duleedka magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay biyoxireen loo isticmaali doono kaydka biyaha. Mashruucan hirgelintiisa ayaa waxaa iska kaashaday dhalinyaro mutadawaciin ah iyo Dowlada Hoose ee Hargeysa.
Hoos ka dhegayso
Masawiro
COMMENTS