Kayd-biyoodka Hargeysa oo la Dhagaxdhigay

Kayd-biyoodka Hargeysa oo la Dhagaxdhigay

Madaxweynaha Somaaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta duleedka magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay biyoxireen loo isticmaali doono kaydka biyaha.  Mashruucan hirgelintiisa ayaa waxaa iska kaashaday dhalinyaro mutadawaciin ah iyo Dowlada Hoose ee Hargeysa.

Hoos ka dhegayso

Masawiro

 

  

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com