Xasuusta Raadreeb – 1 Luulyo 1971 – Jaalle Maxamed Siyaad Barre: “… oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalahaya iyo anaga intay na qaybiyaan, wax na dhexdhigaan, dhibaato noo sameeyaan, kaddibna ay nagu mushtaraan anaga dhexdanada, waa in aanu garano oo dad xilkas ah anaga oo ah aannu ka tashanno, oo danahanaga aannu u kala fahamno si run ah oo dhibaato la’aan ah.”
Hoos ka dhegayso
COMMENTS