Raadreeb: Khudbad Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Dhulka laga Haysto Soomaaliya

Raadreeb: Khudbad Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo Dhulka laga Haysto Soomaaliya

Xasuusta Raadreeb – 1 Luulyo 1971 – Jaalle Maxamed Siyaad Barre: “… oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalahaya iyo anaga intay na qaybiyaan, wax na dhexdhigaan, dhibaato noo sameeyaan,  kaddibna ay nagu mushtaraan anaga dhexdanada, waa in aanu garano oo dad xilkas ah anaga oo ah aannu ka tashanno, oo danahanaga aannu u kala fahamno si run ah oo dhibaato la’aan ah.”

Hoos ka dhegayso

 

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0