Koox burcad Soomaali ah oo Afduubtay Markab Xamuul ah

HomeWararka

Koox burcad Soomaali ah oo Afduubtay Markab Xamuul ah

Warar qoraal ah oo lagu daabacay warbaahinta caalamiga ah qaarkood ayaa lagu sheegay in koox burcad badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab xa

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Madaxweynaha kuma kalsoona miyaa Ra’iisul wasaarah, Maxaa Taliye Nabadsugid siyaasad geliyay….”
Taariikhda Degmada Sheekh (Sawiro)
Ciidamada Dowladda oo si buuxda ula wareegay Guriceel & Khasare ka dhashay dagaalkii manata ) Sawirro)

Warar qoraal ah oo lagu daabacay warbaahinta caalamiga ah qaarkood ayaa lagu sheegay in koox burcad badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab xamuul oo laga leeyahay dalka Hindiya.

Markabkaan oo ahaa mid Xamuul ah ayaa waxaa uu kasoo baxay Dekedda Magaalada Dubai waxaana uu kusoo jeeday Yemen, waxaaana falkaani uu dhacay  April 1 waxaa la ogaaday in burcad badeed Soomaali ah oo hubaysan ay mas’uul ka ahaayeen afduubka.

Kabtanka markabka ayaa ku wargeliyay maamulka Abu Dubai iyo sidoo kale Mas’uuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta.

Waxaa socda tilaabooyin deg deg ah oo lagu doonaayo in Markabkaasi lagu soo badbaadiyo.  Markabka ayaa la Aaminsan yahay in lala soo aaday jihada Soomaaliya iyo Yemen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: