Siyaasi Axmed Nuur Arlaadi: “Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday waxuu jabiyey dastuurkii dalka, Ciidankii Qarankana waxuu u adeegsaday arrimo siyaasadeed iyo danihiisa khaaska ah, halkii looga baahnaa in uu dadka iyo dalka mideeyo ayuu ku soo duulay Dowlad iyo maamul dhisan oo uu burburiyey.
Siyaasi Arlaadi waxuu u warramay | Wariye Jamarti


COMMENTS