LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James wuxuu 788 ciyaarood oo isku xiga dhaliyey 10 dhibcood iyo ka badan, wuxuuna maanta dhaafay oo jabiyey rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbar. Markii ugu danbaysay ee LeBron dhaliyo dhibco ka yar 10 waxay ahayd 10 sano kahor, bishii Janaayo 5, 2007, markii Cavaliers 95-87 kaga badiyeen Milwaukee Bucks. Habeenkaas LeBron wuxuu isku dayey 13 dhibcood laakiin waxaa uu dhaliyey 3 kaliya, wadarta dhibcaha uu dhaliyeyna waxay ahayd 8 dhibcood.

Wixii habeenkaas LeBron u darnaa ka danbeeyey, LeBron wuxuu cayaar kasta dhaliyey 10 dhibcood iyo ka badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com