LeBron oo Jiiray Boston Celtics 117-104 (masawirro)

LeBron oo Jiiray Boston Celtics 117-104 (masawirro)

LeBron James iyo Cavaliers oo Boston gurigooda ugu yimid ayaa Boston Celtics sabuuradda dib ugu celiyey, hadana huggaaminaya 1-0. Guusha ayaa raaci doonto tiimkiiga guusha ku tirabadnaada 7 ciyaarood ama ku guulaysta 4 ciyaarood.

Natiijada 117-104 waxa u egtahay mid isku dhow, laakiin marnaba Celtics ma soo dhawaan, marnana cayaarta ma huggaamin, badanaana waxaa laga horeeyey in ka badan 20 dhibcood.

Tiimkii guulaysta ayaa horyaalka NBA-da la ciyaari doona kii ka soo baxa xeebta Galbeed ee NBA-da, Golden State Warriors ama San Antonio Spurs.

Sawirada cayaartii xalay

  

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com