LeBron James iyo Cavaliers oo Diray Boston Celtics 135-102

LeBron James iyo Cavaliers oo Diray Boston Celtics 135-102

Cayaarta oo dhamaatay saacad kahor waxay ahayd ciyaar hal dhinac ah oo badanaa Cavaliers ay horreeyeen in ka badan 20 dhibcood, taas u suurtagalisay in Cavaliers ay sannadkii labaad ku tartamaan horyaalka NBA-da.

U diyaargaroow horyaalka NBA-da oo Khamiista danbe, 1da Juun, ka bilaabanaya Golden State. Waa horyaalkii sannadka oo dhan la sugayey iyo aarsigii Warriors ku gooddiyeen biloowga sannad ciyaareedka 2016-2017.

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com