LeBron James oo Mar Kale ku Durduriyey Boston Celtics 130-86

LeBron James oo Mar Kale ku Durduriyey Boston Celtics 130-86

Cayaartii labaad ee lugtii ugu danbeysay isreebreebka horyaalka NBA-da oo mar kale lagu ciyaaray Boston waxay Celtics u ahayd guuldarro aad uga foolxun tii  ciyaartii koowaad. Cayaarta saddexaad iyo afraad ayaa lagu ciyaari doonaa Cleveland, umana eka in Boston ay rajo leedahay oo xaaqin dheer baad mooddaa in uu suganayo.

Dhanka Xeebta Galbeed, Warriors ayaa ayana San Antonio Spurs huggaaminaya 3-0. Cayaarta saddexaad ayaa habeen danbe ka dhici doonta San Antonio, Texas.

Masawiro

 

  

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com