Maamulka Galmudug oo Ka Hadlay Dad Cunto Sumaysan Ku Cunay Duleedka Galkacyo (dhegayso)

Maamulka Galmudug oo Ka Hadlay Dad Cunto Sumaysan Ku Cunay Duleedka Galkacyo (dhegayso)

Ugu yaraan dhawr iyo labaatan qof ayaa ku sumoobay kaddib markii ay cuneeen cunto sumaysan deegaanka (Tuulo Xaaraan) iminka looyaqaano DaaruSalaam oo 13 KM uga beegan dhanka koonfureed ee magaalada Galkacyo, duqa degmada Galkacyo ee dhanka Galmudug Xirsi Yusuf Barre ayaa sheegay in daka sumoobay uu ku jiro gudoomiye kuxigeenka gobolka Mudug ee dhanka koonfureed.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com