Maamulka gobolka Nugaal oo farriin u diray ganacsatada qaadka.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa maanta soo saaray digniin ku socota ganacsatada qaadku u soo dego iyo kuwa ku iibiya magaalada Garoowe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay u diyaariyeen goob qaadkaasi lagu dajin doono meelkalana aan la gayn karin qaadkaasi wuxuuna sidoo kale xusay inuu kulan kala yeeshay Ganacsatada Qaad ee degmada Garowe.

AKHRISO

Digreeto

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com